Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo saakay si rasmi ah u shaqo bilaabay

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa , kaddib markii uu shalay xilka la wareegay. Ra’isul Wasare Xamse Cabdi Barre ayaa saakay usoo shaqo tagay xafiiskiisa , waxa uuna Ra”isul Wasaaraha kulamo la qaatay qaar kamid ah shaqaalaha xafiiskiisa iyo agaasimayaasha kala … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo saakay si rasmi ah u shaqo bilaabay